Marka hore waxaa muhiim ah in feylashu kuu leeyihiin magacyo aad si fudud hadhoow u xasuusato sida ay isugu xigxigaan. Tusaale, Axadda ugu horeysa waxaad u bixin kartaa feylkeeda Axad1.mp3, tan xigtana axad2.mp3, tan seddexaadna axad3.mp3.
IMPORTANT: Fadlan ogoow hadii aad feylka ku dhameyso .mp3 inaanad numberka 3 gadaashiisa raacin karin wax xarfo dheeraad ah.
FTP PROGRAM iyo Magacyada
Sida hoos sawirku ku tusayo, waxaan ka bedelay magacyadii feylashii oo dhan anigoo taariikh ahaan sida ay isaga dambeeyeen magacooda isugu xijiyay sidii aan kor kuugu soo sharaxay. Isku fiiri numberka raacsan axad(number).mp3 iyo taariikhda sida ay isula socdaan.
Markii aad upload-gareeyneyso ha hilmaamin in feylka aad marka hore u bixisid axad(numberka ugu dambeeya + 1).mp3 si aad si fudud hadhoow usoo xasuusato linkigiisa markii aad sameyneyso.
Linkiga aad galeyso waa Barnaamijkii hore ee ku yaala front pageka, Kadibna riix edit buttonka. Markii aad riixdo Shiw/Hide buttonka ka hooseeya barxadda Title waxaad arki kartaa HTMLka oo aad editgareyn karto. Balse waxaa ka fudud sida aan halkaan kuugu sharaxayo.
Qaabka Linkiga u Dhisan yahay.
Sida sawirka kore ka arkeyso, faylasha waxaad gelineysaa folderka Radio/
kaasoo ah /gole/ro/radio/
markii la raaciyo website addresska wuxuu isku noqonayaa folderkaas
http://www.radioogaal.com/radio/ maadaama uu webku toos u galo /ro/ macnaha waa
http://www.radioogaal.com/=/public_html/gole/ro sidaa darteed waa in laga boodaa qaybta /gole/ro oo loo gudbaa /radio
Hadii aadan fahmin waxba ha isku mashquulin. Linkiyada feylasha waa
http://www.radioogaal.com/radio/feylka.mp3
Tusaale, feylka axad1.mp3 waa http://www.radioogaal.com/radio/axad1.mp3
Kan axad2.mp3 waa http://www.radioogaal.com/radio/axad2.mp3
Kan axad3.mp3 waa http://www.radioogaal.com/radio/axad3.mp3
Kan axad4.mp3 waa http://www.radioogaal.com/radio/axad4.mp3
Kadib markii aan liiska feylasha tixay oo aan htmlkii kor aad ku aragtay sawirkii hore hoos dhigay sidan ayay ku soo bexeen. Sawirkan hoose fiiri. Waa linkiska feylasha hadda live ah oo la riixi karo kuna furmaya Windows Media Player markii la riixo.

Markii aad dooneyso inaad geliso link cusub oo audio file ah, marka hore fileka soo geli. Tusaale ahaan, waxaad dhigtaa feyl audio mp3 ah folderka /Radio kadibna waxaad u bixisaa axad16.mp3. (axad16.mp3kaas waa jiraa ee magac kale u yeel oo numberka ugu dambeeya ah)
Kadibna waxaa barxadda editka ku type gareesaa erayada DHAGEYSO AXAD 15 sida hoos aan kugu tusayo, waxaad kaloo riixdaa buttonka Insert/Edit Link ah
Sawirka hoose ka fiiri meesha aad ka heleyso Insert/Edit Link buttonka
Markii uu kuu furmo Linkiga fadlan type-garee urlka. Hadda waxaan garaacay http://www.radioogaal.com/radio/axad16.mp3 sida sawirka ka muuqata
Kabacdina riix buttonka Insert oo hoos ku yaala. Adigaa arki doona.
That's it. Waad soo link gareesay feylkii ugu dambeeyay.
In summary.
1. Upload file (axad#.mp3)
2. Go to edit article (click Barnaamijyadii hore then hit Edit button)
3. Type the link title (Dhageyso axad#.mp3)
4. Hit Insert/Edit button
5. Type http://www.radioogaal.com/radio/axad#.mp3
6. Hit Insert then hit Save
# = 1, 2, 3.... hadba feylka cusub numberkiisa (increasing numbers)
Tan kale, hadii linkiga la riixo waxuu ku furmayaa Windows Media Player ama programkii kale ee MP3 daara oo qofka dheysanaya u duuban.
This comment has been removed by the author.
ReplyDelete