Marka hore Highlight garee qoraalka ah Barnaamijkii Hore sida sawirka ka muuqata oo kale.
-- Live 10 PM
Waxaa furmaya bog ka kooban Flashka iyo Dhageyso Kuwii hore graphic iyo linkiga. Qaybta Bogga hore ka muuqata oo kale.
Riix Edit buttonka.
Edit windowga article ahaan u furmaysa sida caadiga ah.
Highlight garee qoraalka ah Barnaamijkii Hore sida sawirka kore ka muuqata oo kale. Koobaabin Red color ah aan gelshay qaybta highlightka lagu sameenayo.
RIIX INSERT EDIT LINK
Buttoonka Insert/Edit link sawirka ka arag - Riix si uu kuugu furmo meesha aad gelin lahayd magaca feylka cusub.
Waxaa kuu furmaya barxad aad ka bedeli karto magaca feylka furmaya marka linkiga la riixo.
Halka linkiga lagu qoraya waa halkaan ka muuqata sawirka ee koobaabinta bluuga aan gelshay. Meel kale fadlan wax ha gelin.
Tusaale, linkiga kore waa kii hore oo isbuucii kan hadda la soo dhaafay kasii horeeyay. Feylkaasi wuxuu ahaa axad21.mp3
Haddase, feylka cusub waxaad u bixisay axad1.mp3 adigoo kii horey magacaa u lahaa meel kale dhigay -saan filaayo.
Marka - addresska kor ka muuqda ee ku dhamaada
axad21.mp3
waa in uu ku dhamaadaa
axad1.mp3
Sidaa darteed, tir kaliyah magaca axad21.mp3 kuna qor axad1.mp3.
urlka oo dhan ha noqdo
http://www.radioogaal.com/radio/axad1.mp3
Kadibna UPDATE riix
No comments:
Post a Comment