1. URL ADDRESS ama cinwaanka video-ga
Sawirkan hoose waxaad ka arki kartaa cinwaanka url ka ee videoga
Waxaan calaameeyay URL-ka la copy-gareenayo kuna jira circle Pinkiga ah.
Waa inaad highlight ku sameesaa. sida ka muuqata sawirka hoose.
Kadib markii aad highlight ku sameeso, fadlan riix mouseka buttoonka dhanka midigta. Kadibna Copy-riix sida hoos aad ku aragto.

Markii aad raacdo stepska kor aan ku sharaxay, waxaa kuu dhiman sidii aad webkaaga u gelin lahayd. Waxa kaliya ee loo baahanyahay inaad PASTE ku sameeso addresska (WEB ADDRESS) ee videoya ee aad soo copyyeysay.
Article-ka fur oo riix edit button, kadibna sida halkan ka muuqata mouse-ka ku riix meesha aad doneyso inuu video-ya saarmo.
Right Click and press Paste - amase press Ctrl-V. Si kastaba, paste ku samee addresskii aad youtube kasoo koobiyeysay.
Kadibna Save-garee.
Waxaad kor ka ariki kartaa inuu soo paste gareesmay urlkii aad soo copyeyday. Waxaa kuu dhiman inaad save riixdo.
Dhanka kale, fadlan sawirka markaad gelineyso waa inaad inser/edit image buttonka ah riixdaa, gudaha u gashaa IMAGE MANAGERka. Halkaas waxaad ka heleysaa boos aad si toos ah u gelin karto addresska imageka.
No comments:
Post a Comment