Tuesday, July 14, 2009

Sidee U geliyaa Maqaal, ama Opinion, Cashirka Koowaad #1

Halkan waxaan ku sharaxayaa sida loo geliyo article ah news video ama opinions ama iwm. Marka hore login samee.



Markii aad doonayso inaad geliso maqaal - warka, aragtida, heesaha iwm, waxaa riixee Submit Article oo kasoo baxaya User Menu dhexdiisa. Kadibna waxaa furmaya editorka ama formka warka lagu geliyo oo sidan u eg.


Formkan ama editorka ayaa ka kooban dhowr qayb. Waxaan calaameeyey labada muhiimka ah anigoo ka booday cinwaanka. Cinwaanka waa u koreeyaa meesha u banaan Title ahaan waxii loo geli lahaa.

Hadii aad rabto inaad masawir raaciso, riix battoonka sawirka, waa meesha #1 ku qoran yahay. Marka kaas waxuu kuu sahlayaa gelinta sawarka. Fiiri Sidee Loo Geliyaa Sawirka anigoo faahfaahinaya

Waxa kale oo aad muhiim kuu ah waa Read More buttonka ah kana hooseeya barxada qoraalka lageliyo, sida ka muuqata masawirka korena ah meesha #2 aan ku qoray. Hadii aad sii fiiriso masawirkaas kore ee tusaalaha ah, waxaa ku dhex jira maqaal horey u qoran. Lixda sadar oo ugu horeysa maqaalkan tusaalaha ah, waa kuwa ka muuqanaya bogga hore. Masawirka maqaalkana waa lasocdaa.

Kadib markaad qorto qayta hordhaca (intro) waxaad hoos ugu degtaa qolobka ama fieldka (editor hoos ku yaal) hoose kadibna geli full details-ka article-ka. Markii aad rabto inaad embed code youtube ah geliso, marka hore riix butonka Source. Markaad aragto inay buttoonada intooda kale disabled yihiin, waxaa kuu furan source editorka sidaa darteed embed codeka geli meeshaas.

Haddii aad isticmaaleyso editor leh hal barxad editor ah waa inaad isticmaashaa ReadMore buttoonka ah. Vidoes.dalkanews.com waxaa ku jira editor ah Laba barxad (intro and details). Sidaa darteed, hoos ugu deg INTA AADAN SAVE RIIXIN sectionka ah ee hoos ku qoran.

The Read More Horizontal Line:
Lixda sadar ee hor dhaca ah ee wadata masawirka maqaalka waxaad arki kartaa inuu ka hooseeyo line guduud ah. Line-kaas waxaa la yiraa ReadMore seperator. Magaca muhiim maaha laakiin waxaa muhiim ah sida uu u shaqeeyo.

Markii aad qorto hordhaca, waxaad hordhaca hoostiisa dhigaysaa mouska adigoo riixaya, kadibna riixaysaa buttoonka hoos ku yaala ee Read more ku qorantahay, waa #2 graphic markii aad fiiriso. Markii aad aragto Line Guduudka ah - Horizontal Line oo kasoo hoos maraya hordhaca, waa sidii aad dooneysid. Hadii lineku fadhiisto meel kale, sida hordhaca ka kor, mouseka ku jiid ilaa aad dhigto meesha ku haboon.

Write the Full Details of the Article
Kadibna waxaad sii qoraysaa inta ka hartay maqaalka oo aadan doonayn inay kasoo baxdo Bogga hore. Waxii Red Line-ka ka koreeya bogga hore waa ka muuqan doonaan, waxii ka hooseeyana maka soo bixi doonaan.

Inta aadan SAVE riixin: Publish iyo Front Page set garee.


Kadib markii aad dhameyso gelinta qoraalka oo diyaar u tahay inaad save/publish ku sameyso, waa inaad ku xareysaa Sectionka iyo weliba Categoriga maqaalkaas ugu talogashay. Graphicga kore waad ka arki kartaa qaybtaas. Marka hore riix falaarta Section oo Dooro midkood, news, community, etc. Kadibna riix falaarta Category midna ka dooro news, videos, heeso, opinions etc.

Si aad u dhameyso, dooro yes meesha Published iyo meesha Show on Front Page labadaba. Kadibna Riix Save.

No comments:

Post a Comment