Mararka qaar ayaa masawirka maqaalka aad raacisay kasoo muuqan Front Pageka liiska wararka. Hasa yeeshee isla sawirkaas ayaad ka dhex arkee article ka markii aad gudaha u gasho maqaalka kadib markii aad riixdo Read More linkiga ah. Sida sawirka looga soo bixiyo front pageka waa si fudud waana sidan.

Marka hore riix Source #1 buttonka ah ee aad ka arki karto graphicga kore. Kadibna raadi meesha ay ku qoran tahay,
input type = "image"
waa number 2 ga meeesha aan ku calaameeyey. Kuna bedel xarfaha ah
imgsida aan hoos ku sameeyey.

That is it! Kadibna hit Save! Waa intaas
No comments:
Post a Comment